Abuukar Samow & koox la shaqeyneysay oo la soo taagay Maxkamada G/Banaadir (Daawo Sawirro)

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaabeed loo haystay sagaal eedeysane oo ka shaqeynayay waaxda Canshuuraha Dekadda Magalaada Muqdisho. Kooxdan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay inay lunsadeen hanti Dowladeed gaar ahaan waaxda Canshuraha Dekadda Magaalada Muqdisho. Raga Maxkamada ka soo muuqday ayaa waxaa ku jiray madaxii  hore ee waaxda Canshuuraha Dekadda Magalaada Muqdisho … Continue reading Abuukar Samow & koox la shaqeyneysay oo la soo taagay Maxkamada G/Banaadir (Daawo Sawirro)